Q O R A A L

 

Dilkii Cali Guun

Warkaa dhimay

Celiya reerkayga

Ammaan Faras

Fawd(Geeraar)

Murti qubane ah

Gu'baa dooxa biyeeya 

Ha muquurin...

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 Digaale Jaamac Max'ed

(1880 - 1995)

  HJ - Biciide - Boho

Somali Poetry

Geeraarkani wuxuu ka mid yahay gabayo/geeraarro uu Digaale Jaamac (IHUN) ka tiriyey mar uu Yagoori tegey oo niman suugaanta kula beretama la keenay. Isagoo u goolaaftamaaya nimankii dhulbahante Waxuu ku yidhi.
"
War waa kuwama kuwa meligoodu galay oo caawa yidhi Digaalaannu u gabyaynaa?" Waxaa u malanayaa inaydun Muuse Dheere meesha la fadhidaan, Oo Muuse Dheere waa maxay bay yidhahdeen? waa gabayga iyo Geeraarka.

Wuxuu kalo yidhi:

Gabaygu waa mucdiyaad,
Gabaygu waa muklifaad,
Afartiisa madaaree,
Midba meel uga duulo,
Ninkaan maamuli dooninow,
Ha muquurin badweyn,
Mawjadi yaanay ku qaadinee,
Ha ku soo mannahaadin.

______________________________

Waxa ku deeqay: Jaamac Cabdi Muuse (jamamuse@hotmail.com)

 


M A Q A L

  More

  More

  More

 

 

Copyright ©2002, Hoygasuugaanta.com