Q O R A A L

 

Daraawiish

T a f a d h i i g

Xogtay maqashay

Dariqada Axmediya

Mataan Ciideed

Hooyaalayeey 

S o o c a n e

Habar Yoonis

Alif-yeen

 

 

 

 

 Aadan Axmed Dubbe (Gabayxoog)

(1845 - 1920)

  HY - Sacad Yoonis

Somali Poetry

Gabaygan wuxuu Aadan Axmed Dubbe (Gabay Xoog) u tiriyey nin Muuse Carre ah. Sabatii iyo gabayga intiisii badnayd iyo sixiddiisaba adaan kaa sugaynaa akhristoow.

 

Habar Yoonis mooyee hadii, cadow la haydaarsho
Annakaa hareertaa dagna ooy, nagu halleeyeene
Ma jiro nin haasaawaya iyo habar Majeerteene
Waxa horaadka laga dhiifsadaa habar Xabuushde
Nin hashayda maala ma jiro, hodonka iidore.
Harqatay ee hadal baa ka hadhay e an ku haw siiyo.

Afrtaa ha'da intaan ku dhigay, hilin ma qaadsiiyay
Meeshaan ka kala heegi jiray ma ugu haaneeday
Nin walaalkii hawl qaad yahay, oo haysta baan ahaye
Urur-Suge habeen iyo habeen, waa i hor joogaaye
Hubka qaaday reer Xaamudkii ugu han weynaaye.


M A Q A L

  More

  More

  More

 

 

Copyright ©2002, Hoygasuugaanta.com