Q O R A A L
Bal ogoow
Laguma gooheene
Cige ma loo sheegay
Halkiinaa fadhiya
Daarood ku-xaar
|
Annaga Eebbahay naga koryeel:
Cismaan indhoole wuxuu ahaa abwaan weyn oo ay
isu gabyi jireen rag ay ka mid yihiin Cige Aw Cali, Cabdi
Gahayr, Yawle iyo Maxamuud Qaloonbi. Waa abwaan
curinta maansada hibo eebbe u siiyey sida ku cad tixdan aan
dhawrka tudux ka hayo ee uu ku sifaynayo gobannimada qoyskiisa.
Annaga ooryihii noo dhaxaa ma
aradnaadaane
Alaabaa Sanduuq ugu jirtoo Udug ka daaraaye
Bal ogoow Addoomaha ilaah kala ayaan roone
Sida adhigu Geeliyo Fardaha uga itaal liito
Ama Gubanku oogada ka yahay adhaxda Jiilaalka
Annaga eebahay naga koryeel uumiyaa kale'e |
M A Q A L
More
More
More
|