Q O R A A L
Arday& Macallin
Ninkagaa atorka
Ardaal Nacasa
Ruuxa kaa jari
Magacaygu waa
Hanfiyoow
Nin i luray


|
Tuducyadan koobani waxay ka mid yihiin
erayada yar ee naga soo gaadhey maansooyinkii INA JADEER iyo XIRSI BOQON
oo noolaa horraantii/badhtamihii Qarnigii 19aad. Waxa la yidhi Xirsi
Boqon oo Habar Yoonis ahaa ayaa u yimid Ina Jadeer (HA) oo yidhi aan
gabayno, waxa la yidhi xirsiyoow soo daa, dabadeena wuxuu yidhi Xirsi:
Arab hoori Aagaan miyaa kuu ina-adeer ah
Ninkaagani atoorka ah miyaa loo egmaday reero
Meeshaa kob lagu iishay iyo agab la,aan uun dheh
Sidaad u aragto ma dhama gabayadani oo waa bayd bayd, waxaa markaa ina
jadeerna ugu jawaabay:
Curruf iyo Waraabe-Cuskay baa ciidan kuu xiga eh
Ninkaagani calaanka ah miyaa loo calmaday reero
Meeshaa kob lagu cayn go'iyo cidhib la'aanuun dheh
|
M A Q A L
More
More
More

|