|
|
|
|
|
|
|
Gabay-Xoog, (Sa'ad Yonis, HY)
Gabay Xoog wuxuu ahaa abwaan ku noolaa Koonfurta Ceerigaabo.
Waxan yaraantii ku haasaawi jirney murtidiisa qaar ka mid.
Waxan codsanayaa inaad noo soo tebisaan murtida aad ka haysaan
Abwaankan weyn (Allah ha u naxariistee).
Tuducyadan waxay ka mid ahaayeen gabay uu kaga cabanayey
Ciidankii Soocane (Reer Yoonis &Cumar,HJ) la odhan jirey ee
carriga Nugaal-Godan ka camalliyeyn jirey qarnigii 19aad iyo
horraantii Qarniig 20aad. Isagoo Guhaamaya colkaas wuxu yidhi
Gabay-Xoog;
Soomaali oo idilba waw sacatareeyeene
Soocane Ilaahaw ku bixi sebenka duulaaya
Samaydiin ma dhiidhido markay seenyo ololayso
Sacad Yoonis iyo Bihi-Darays saymo ugu oodma
Sawliila waataad wax badan uunka sababteene
|
|
|
|
|
|
|
|