Kala-gooye
&
Qawdhan 1
&
Qawdhan2
G
u h a a n
Dabkaan Shidi
Saakimi
waayo
Waa Duni
Gabayo
googoos
Ha la ba'o
Afar Nin
More
|
|
|
|
|
|
|
|
Ha la ba'o |
Faarax Nuur (1855 - 1930 ) |
Arab |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Tixdan kooban ee dhammaystirka kaaga baahan ma
hubno madashuu ka tirshey abwaanku balse waxay u egtahay gabay la tirshey
colaaddii riiq dheeraatay ee Ciidagale iyo Arab dhex martay waqti haatan 150
sano ku dhawaad laga joogo.
Banka labada dhinac maalintii, laysu bixi waayey
Neefkii balaadhnaa maalintaan, baydalka u jiiday
Booddiyo Abraaraba maalintaan, badar cilaynaayey
Mar hadii nin ii soo baxoo, ba'an la ii waayay
Haddaan wiilka bawdada ku jira, la igu bixinaynin
Ha la ba'o, balaayana ha dhacdoo, Biidna yuu hadhine.
|
|
|
|
Kala-gooye
&
Qawdhan 1
&
Qawdhan2
G
u h a a n
Dabkaan Shidi
Saakimi
waayo
Waa Duni
Gabayo
googoos
More
|