Qoraal (Written)

  Dib u xannaaneeya

  Qudhaan gooyey..

  Ninkii Keenayow

 
     
     

 
 
  Voice over Internet Protocol, also called VoIP, IP Telephony, Internet telephony,Broadband telephony, Broadband Phone and Voice over Broadband is the routing of Voice conversations over the Internet or through any other IP-based network  
     
 

  Jimcaale Jaamac Lugeey

 

 
 

  Habar Gidir ; Sacad

  Dib u xannaaneeya

   

Waa gabay aan dhammayn laakiin xigmad aad u weyn xanbaarsan. Wuxuu Jimcaale Jaamac gabaygan kaga warramayaa xilliga colaadda lagu jiro iyo dhaqankii Soomaalida ee xeerin jirey maatada, mashaaiikhda, ergada iwm, kuwaasoo lagu sifayn jirey "Biri-ma-geydo".

Guluf xoogle Xaashoow haddii la isku soo xoomo
Xamaray fardood haddii xawli lagu fuulo
Xogtaan qabo xusuus hore haddaan xarafka kuu sheego
Xarrago lagama tago duul haddaad xinif wadaagtaane
Inkastoo xumaantay faleen xiisadda abuurtay
Qofkii xeerku kuu diido waa laga xishoodaaye
Xidid yaan la dilin iyo ergada xumaha duugaysa
Xaaskiyo cirroolaha ayaan xumo la gaarsiinnin
Xarbi haddaad gaashaan maatida dib u xannaaneeya

 

 
Abwaanka gabay ma ka haysaa? Halkan noogu soo tebi
Name:
Email Address:
Magaca Abwaanka
Halkan ku qor gabayga

Copyright ©2007 Hoygasuugaanta.com