|
|
 |
|
 |
|
Qawdhan
Duale
Qawdhan Ducaale, (Ciidagale)
Dagaal Ciidagale Ogaadeen kaga aarsadeen ayuu abwaanku ku
tilmaamayaa raggii la laayey qaar ka mid ah.
Wuxu yidhi Qawdhan Alla ha u naxariistee (gabaygu ma dhama);
Haddaannaan Itaal dirir lahayn amase
eed-baasba
Anba waan u urugoon lahaa inanki dheeraaye
Waa oohintii Timira-Dheer Awga baxayaaye
Aragguu lahaa Tima-Yare yaa loo unuun jaraye
Ilma Laag hadaydnaan arkayn waa Am taladiine |
|
|
|
|
|
 |
|
 |
|