Q O R A A L

  Inaabtaay

  & Ina Jenicadde

  & Qaatul Cali

  Dudmada iska daa

  W a l l e e

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Maxamuud Qaloonbi

HJ - BahMajeelo

Somali Poetry


Gabyaagii weynaa ee Maxamuud Qaloonbi (AHUN) ayaan gabay uu lahaa ka xasuustaa intan yar. Fadlan gabayga soo dhammee ujeedadii gabaygu ku soo baxayna soo raaci.

Wallee Heetisoo nirig dhashaan, loo hitiqin waayin
Wallee hogol guyoo curataybaan, haro biyeyn waayin
Wallee halable Aar baan ka tegin, Hud iyo Gaaroodi
Wallee gabadh han weyniyo, ragbaan haab isugu keenin
Wallee naag hangool lala dhacaan, hoogey odhan waayin
Wallee halaq nimuu loolaybaan, u hurgumoon waayiin

Wallee geesi laga hiiliyaan, ka hakan baaruudda
Wallee fule halgaad lagu ridaan, hooto soo roganin
Wallee boqontu nimay heerataan, socod hannaan qaadin
Wallee nimay hantidi gaabataan, helin wuxuu doono
Wallee Hagar nin sheegtaan dagaal u hinbilyoon waayin

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

M A Q A L

  More

  More

  More

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Copyright ©2008, Hoygasuugaanta.com