Qoraal (Written)

  Markii hore ...

  Cafi baan ka dhigay

  More

  More

  More

  More

  More

  More

  More

  More

  More

  More

  More

 
     
 
Maqal (Audio)

  More

  More

  More

  More

  More

  More

 
     

 
 
  Voice over Internet Protocol, also called VoIP, IP Telephony, Internet telephony,Broadband telephony, Broadband Phone and Voice over Broadband is the routing of Voice conversations over the Internet or through any other IP-based network  
     
 

  CIGE AW CALI

 

 
 

  Habar Yoonis - Muuse Cabdalle

  

  Gabaygan Cige Aw Cali oo aan dhammayni wuxuu jawaab u ahaa gabaygii Yawle ee "Kala-gooye" ee uu u tiriyey gabyaagii Weerar Cali oo Xirsi Cismaan ah kaasoo uu ku tirinayey cabashooyinka xad-dhaafka ah ee Xirsi Cismaanku kula kaceen beelaha agahooda yaal siiba jilibbada kale ee Habar Yoonis: Gabaygaas Yawle rag badan oo Jaamac Xirsi Dubbad ka mid yahay ayaa ka jawaab celiyey.


Hadba beesha caanaha dhantaad caabuq galisaaye
Cabdallaha ha kalla sheegin iyo cududahaygiiye
Calool baanu wada jiifsanay iyo meel cidhidhi ahe
Callankii la arkaba waxbaa lagu cashuuraaye
Cafi baan ka dhigay maal waxay iga cantuugeene
Dawladuhu waxii ay cunaan saw cuud ninkale maaha

 

 
Abwaanka gabay ma ka haysaa? Halkan noogu soo tebi
Name:
Email Address:
Magaca Abwaanka
Halkan ku qor gabayga

Copyright ©2007 Hoygasuugaanta.com