Dhawrkan beyd waxaa tirshey gabyaagii la odhan jirey Xasan Oomaar. Gabaygani(1) akhristayaasha
ayaannu u deyneynaa inay soo dhamaystiraan gabayga ujeedkiisana soo raacshaan.
Markab laba musbaar jabantahaan, meel ka kabayaaye
Maroodaan u buulaynayaa, maakin yuurura'e
Maqal baan hangoolka u sitaa, milic kaliileede
Anna kama maqnaankaro iyana igama maarmaane!
________________________
(1)
Seeska Hiddaha Somalida; Muuse Galaal Cali, 1969