Q O R A A L
|
|
Gabaygan
qiimaha leh ee inta yari naga soo gaadhay waxa tirshey Ilaah u raxmadee
abwaankii la odhan jirey Abyan Warsame.
Fadlan soo dhammee
Anigiyo Madiix(1)
baa dacwiney, maanta
duhurkiiye
Waxay tidhi dix iyo ceel xunbaa, dilay naftaydiiye
Waxan idhi dantaadaan ogahay, doogse kuma geyne
Waxay tidhi Ugaadeen Dannood, dacalka ii saare
Waxan idhi dabkii iyo raggii, doorabaa maqanne
Waxay tidhi haddaan Daarsi tago, dixi ma waayeene
Waxan idhi duf qabihii Kud baan, innagu deyneyne
Waxay tidhi carrada hay darrayn daayinbaa jira'e.
_______________
(1)
Madiix = Hal magaceed |
|
|
|
M A Q A L
More
More
More
More
More
More
More
More
More
|