Go'doon, 1990
Axmed Ismail Dirie "Qaasim", HY
Gabaygani wuxuu ka mid yahay gabayadii HALGANKA ee maandeeq
lagaga soo dhacsanayey Dhidarradii damcay inay cunaan. Wuxu
gabaygan gaar ahaan kula hadlayaa Samarroonka oo uu ku
tilmaamayey inay la safteen dad-la-moodkii dalka iyo dadka
Somaliland isku deyey inay cabudhiyaan; |