Q O R A A L

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 Maxamed Diiriye Xujaale

HJ - Biciide - Axmed Faarax

Somali Poetry


Maxamed Diiriye Xujaale (IHUN) OO Axmed Faarax Biciide ah ayaa isna geeridii Jaamac Ololka ka tiriyey gabay aan wax kooban ka hayo oo uu ku guubaabinaayo Boho iyo Ba-Farooyoba.

Wuxuu yidhi:

Togga dheraran dhiicaanka yaal, Qaarri dhiniciisa (1)
Dhoobada ku taal Yuusuf, sow laguma dhiillaabo (2)
Qayladii dhabawdaye ayaa, dhamacda waaweyna?
Reer Naaleeye waw wada dhammaa, dhimashadiisiiye
Dhool baxay la moodyow ninkay, Dhebi ku daaqaysey
Dhooddi iyo illaa hawd ninkii, loogu dhici waayey
Kala dhuunte nimankii lahaa waysu dhimanaaye.
Ragga dhalada reer Faahiyay (3) dhiriyo Moodeene!


1.Goobtii lagu dilay Jaamac Olol (Kabiid iyo Karaxa)
2.Waa aabbihii Yuusuf Cali Ismaciil Yoonis ( Yoonis Tuug )
3. Faahiye Faarax Biciide oo ah jilibkuu ka dhashay Jaamac Olol

______________________________

Waxa ku deeqay: Jaamac Cabdi Muuse (jamamuse@hotmail.com)

 

M A Q A L

  More

  More

  More

 

 

Copyright ©2002, Hoygasuugaanta.com