Ina Caalin wuxuu ka mid ahaa raggii tirin jirey gabayada faanka ah ee "Naftii
hafarka" meelo badan looga yaqaan.
Nimanbaa faanay xoolo iyo maalba ku faanay markaasuu Ina Caalin ka daba
qaatay isagoo ay erayadiisa ka mid ahaayeen;
Tuuryacadde
iyo Maydaliyo laba jaruu tiifay
Iyo kaan tallaabada rugtiyo tamashluhuu haystay
intaasaan Magaan lama turqee heensahaw tolaye
tulud baa ka dhiman geelayaga tirada xoolaaye
Malaa taajir lacageedna waa igu tiqiineene..
Mar kale oo rag gabay ku faaneenna waa kii Ina
Caalin lahaa;
Cirka saalis baan tegey meel sokaa cagaha saafteene.
|