WEB SUUGAANTA    
 |   Home  |  GabayoMaqalAbwaan  |  Halqabsi  |  Halxiraale  |  Sheekooyin  |  Siyaasad  |










 
 
 
An Dallaco

Jaamac Axmed Jaamac "Gacmadheer", (HJ)


Gabaygan wuxu jaamac tiriyey waagii DawladiiShibilka ahayd ay dalka xukumaysey. Gabayo aad u badan oo uu ku muujinayo debecsanidii ay muujiyeen maamulkaasi ayuu abwaanku lee yahay waxaana ka mid ah gabaygan soo socda.
  Gabaygu Ma dhamma

An dallaco an daar dheer u baxo oo daaqadda ha taaban
An dibbiro dulbaaxdana an cuno iina dudi maysid
Deynkiina ii keen waxaan qabayna waa duudsi
Waa xaal Diktaatooriyaan dad isku raacayne
Doqon baa sidaa laga helaa diidney oo keliya

 
 
 
     
Copyright 2000 - 2002  HoygaSuugaanta.com