WEB SUUGAANTA    
 |   Home  |  GabayoMaqalAbwaan  |  Halqabsi  |  Halxiraale  |  Sheekooyin  |  Siyaasad  |










 
 
 
Gabayo Qubane ah
Cismaan Aaadan (Gun iyo Baar eeg
)


Fadlan noo soo tebi hadaad Hayso murtidii Abwaankii weynaa ee Cismaan Aadan Dibi (Gun iyo Baar eeg).

1.Gabaygan aan afarta erey ka hayo waxa uu abwaanku u tirshey aabihiis Aadan oo uu weydiisanayey inuu ka taageero Yarad aad u badan oo lagu xidhay gabadh uu doonay.

  Aaboow mar keliya baanad arag midab haldhaaleeye
Aabboow midhaha Faarax iyo madaxda weeyaane
Aabboow haddaan mawdku helin Maahirray dhaliye

Aabbow qabiil iga madh weyn haygu Madiyaynne
Aabboow mar keliyaa hadhee mooshinkii ridaye


Cismaan aakhirkii waa uu guursaday Dhuddi Caddood. Isagoo qolyihii Daarood ee uu ka guursaday la hadlaya isla markaana u sheegaya inuu gabadhii qabiilkaa ka dhaqaaqaysey uu hantay waa kii lahaa

Haddaan anigu Daarood gudbane guudka uga meeray
Gungunnaafka soo hadhay ninkii geya ha siiyeene

 
 
 
     
Copyright 2000 - 2002  HoygaSuugaanta.com