Q O R A A L

 Cali Fannaan

Habar Jeclo  

Somali Poetry


Cali Fannaan wuxuu ahaa nin qurbaha waa aad u horraysay galay gabayo badan oo uu dadka ugaga digayo dhibaatooyinka dhoofkana lahaa. Waa kii mar lahaa

Nalka Yurub ka baxayuu ninkii nacasi eegtaaye.

Tixdan aannu 3da beyd ka hayno wuxuu kula hadlayaa rag dalkoodii ka soo dhoofay oo dul degey habro buurbuuran oo cad-cad oo da' ahaanna waaweyn;

Mar haddaanay ubad kuu dhalayn, loo ab tirinaayo
La iskama abaahiyo Dhurwaa, abasaxoo weyne
Alla haddaa taqaanaan habraha uraya sii daaya.


 

M A Q A L

  More

  More

  More

 

 

Copyright ©2002, Hoygasuugaanta.com