Somali
Poetry
Ilaahay ha u naxariistii Cadi Dhakhtar wuxuu ka mid ahaa abwaannadii
Ciidagale ee hibada Eebbe u siiyey curinta maansada. Qiyaasta
1940-meeyadii, Cabdi Dhakhtar oo la hadlaya nin la yidhaahdo Guuleed
Jucfe Samatar oo Daarood (Mariixaan) ah ayay naga soo gaadhay;
Waa kaa taltaal maansaduu, tiriyay Guuleede
Toban qaadka nimankaa
sitaa, taabay dunidiiye
Tobtana may yidhaahdeen haddaanan Tuurinkii
sudhine
Intaad nimanka tuurtaa fadhiya, tulud u soo dhaafi
Talaabo
xun ha dhigin, reer Siyaad waa ka soo tubiye.