|
Q O R A A L


|
Abwaan Bile
Uurlacag mar ay ubadkiisii wada dhinteen ayuu is waydiiyey "armaad danbi
wayn gashay oo Ilaahay kaa gudayaa" markaasuu ku calaacalay gabay aannu
intan ka hayno;
Marba rarada meeshaan dhigaa, layga rarayaaye
Ma walalahaybaan rakiyey, rugo la ii diidye
Mise tuugo waa raran-jinniye, ramad-dhalaan laayay
Mise culimo iga raalliyaan, waranka raacsiiyey
Mise reer agoon laga dhaxlaan nabar ku raaxaystay.
|
M A Q A L
More
More
More

|
|
|
|
|
|
 |